Somaliland oo Hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay Qaramada Midoobay

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in ay hakiyeen wada shaqeyntii kala dhaxeesay Hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay ee ka howlgala gudaha Soomaaliya . Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Qorshaynta & Horumarinta Somaliland ayaa lagu sheegay in la hakiyay wada shaqeyntii ay la lahaayeen Hay’adaha Qaramada Midoobay, mana shaacin wasaarada sababta keentay arintan. Go’aankan lagu hakiyay … Continue reading Somaliland oo Hakisay wadashaqeyntii kala dhaxeeysay Qaramada Midoobay